WAR DEG-DEG AH
Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa lagu wadaa inay si wadajir ah u...
Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa lagu wadaa inay si wadajir ah u...
Mas’uuliyiinta Dowladda Koonfur Galbeed Oo Booqday Xeryaha Ciidamada Booliiska Gaarka ah Ee Duleedka Baydhabo Baydhabo, Soomaaliya – Wasiirka Wasaaradda Amniga...
lo xog-ogaal ah ayaa sheegay in ay socdaan kulamo iyo wada-tashiyo siyaasadeed oo u dhexeeya Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh...
Dowladda Iiraan ayaa si rasmi ah u diidday suurtagalnimada kulan dhex mara Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, iyo Hoggaamiyaha Sare ee...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa lagu qanciyay inuu ka baxo deegaankii uu ku sugnaa ee Degmada Cabdicasiis,...
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, António Guterres, ayaa bayaan rasmi ah ka soo saaray xaaladda Soomaaliya, isagoo si weyn uga...
Dagaal culus ayaa ka dhacay degmada Howlwadaag ee gobolka Banaadir, kaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac.Wararka ayaa sheegaya in iska...
Xaaladda siyaasadeed iyo amni ee ka taagan magaalada Baydhabo ayaa noqotay mid ka mid ah arrimaha ugu murugsan ee saameynta...
Ciidamada Daraawiishta Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed ayaa saaka aroortii hore si buuxda ula wareegay gacan ku haynta magaalada Baydhabo, kadib dagaal...
Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa si rasmi ah u taageertay warmurtiyeedkii ka soo baxay shirweynihii beesha Cayr ee Habargedir, kaas oo...
Shirweyne ballaaran oo ay ka qeyb galeen waxgaradka, siyaasiyiinta, odayaasha dhaqanka, dhalinyarada iyo haweenka beesha Cayr ee Habargedir looga arrinsaday...
Hassan Sheikh Mohamud, Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ayaa noqday siyaasi si joogto ah uga hadla arrimaha siyaasadda gudaha masaajidyada, gaar...
Magaalada Baydhabo ayaa maalmihii ugu dambeeyey wajahaysay xaalado amni darro oo sii kordhaya, kadib dhacdooyin isdaba joog ah oo ay...
yadoo maanta ay ahayd maalinta sagaalaad ee bisha Dul-Xijjah, isla markaana malaayiin muslimiin ah ay taagnaayeen bannaanka Carafo si ay...
Warqad ka soo baxday Wasaaradda Amniga ee Dowladda Koonfur Galbeed ayaa lagu wargeliyey dhammaan hay’adaha bani’aadannimada iyo ururrada ka shaqeeya...
Wararka laga helayo magaalada Xudur ayaa sheegaya in ciidamo laga soo daad-gureeyey halkaasi, kuwaas oo maanta iyo sheley laga soo...
Madaxweyne Laftagareen ayaa sheegay in shacabka Koonfur Galbeed ay maanta la tacaalayaan duruufo aad u adag oo isugu jira barakac,...
Wasiirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed Oo Ka Digay Tacaddiyada Ka Dhanka Ah Shacabka Rayidka Ah Wasiirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed...
Baydhabo — Afhayeenka Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Ugaas Xasan Maxamed Cabdi, ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee ka taagan deegaanada...
MadaxweynihA Koonfur Galbeed, Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen, ayaa wareysi cusub iyo hadallo siyaasadeed oo culus ka bixiyay xaaladda ka taagan...
WARARKA KOONFUR GALBEED Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen ayaa dhagax-dhigay xarun weyn oo casri ah oo loogu talagalay tababarka macallimiinta magaalada...
Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen ayaa si rasmi ah u daah-furay garoonka diyaaradaha degmada Buurhakaba. Mashruucan waxaa loo arkaa horumar weyn...