Doorasho Lagu Sheegay In Aadan Madoobe Lagu Soo Doortay Oo Khilaafsan Dastuurka iyo Qawaaniinta Dalka
Raadiyo 5 Newsroom
1 daq akhris
Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, ayaa boggiisa Facebook ku sheegay in doorashada maanta ka dhacday Koonfur Galbeed aysan waafaqsanayn Dastuurka iyo qawaaniinta dalka.


