Raadiyo 5 Warar·Codad·Falanqayn
WARBIXINTII U DAMBEYSAY Warbixinta Sabti, 29 Agoosto 2026
Gal
19:16
MUQDISHO

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay hanjabaadaha Xuutiyiinta iyo khatarta xannibaadda Badda Cas

Raadiyo 5 Newsroom 1 daq akhris
RadioKg

🌐 Read in English →

1 daqiiqo akhris
La wadaag

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay hanjabaadaha ay kooxda Xuutiyiinta u jeedisay maraakiibta ganacsiga iyo weerarrada ka dhacay Badda Cas, iyadoo sheegtay in falalkaasi ay khatar ku yihiin amniga gobolka iyo ganacsiga caalamiga ah.

Wararka ayaa sheegaya in xannibaad kasta oo ka dhacda marin-biyoodka Bab al-Mandab ay saameyn ku yeelan karto isu socodka maraakiibta caalamiga ah, gaar ahaan kuwa sida shidaalka iyo badeecadaha muhiimka ah.

arintaan ayaa sidoo kale ka digaysaa in xiisadaha ka taagan Badda Cas ay saameyn ku yeelan karaan dalalka Geeska Afrika, oo ay ku jirto Soomaaliya, maadaama waddooyinka badda ay muhiim u yihiin ganacsiga iyo dhaqaalaha gobolka.

Sii akhri

Hel warbixinta maalinlaha ah

Hal warbixin oo Af-Soomaali ah maalintii, iyo wararka ka dambeeya. Wax kale ma jiro.

Wararka kale
WARBIXINTII U DAMBEYSAY Warbixinta Sabti, 29 Agoosto 2026
Wararka